Ruushka oo sheegay in Maraykanka iyo Ingriiska ay bur burinayaan Xiriirka so wanaagsanaanaya Yurub iyo Ruushka

owlada uu hogaamiyo Madaxwaynaha Mayalka ag ee Dalka Ruushka Valdamir Putin ay iyo Ururka Midowlga yurub uu sii xoogaysanayo Khilaafka Xoogan ee soo kala dhex galay.

Ruushka ayaana sheegay in Midowlga yurub ku sheegtay in ay wadaan daandaansi ka dhan ah Ruushka taas oo uu ku eedeeyay ruushku in ay gadaal ka riixayaan Maraykanka iyo Ingriiska.

Wasaarada Arimaha Dibada Raashiya ayaa sheegtay in Midowlga yurub uu uyeeratay safiirkii ufadhiyay Magaalada Moscow ayana ka dab qaadanayaa Britin iyo maraykanka, asiga oo ku eedeeyay in ay doonayaan in ay bur buriyaan xiriirka so wanaagsanaayay ee ka dhexeeya ruushka iyo Yurub.

waxaana si socda qorshaha wadamada Xubnaha ka ah Midowga yurb safiiradooda jooga Magaalada Moscow ee dalka Ruushka iyo sidii ay ka yeeli lahaayeen.

Ururka midowga yurub ayaa sheegay in ku raacsan yihiin ingriiska eedeynata ah in Ruusku sumeeyay Basaaskii lagu sumeeyay ingriiska kaas oo ushaqeeyay labaa ee Ruushka iyo UK, iyaga oo uyeeray safiirkooda ufadhiyay Magaalada Moscow.

Leave a Reply

Your email address will not be published.