Jamhuuriyada Dib Muqaraadiga ah ee Congo oo ka baaqatay shirka Deeq bixiyeenada xili ay ka jirto Nolol adag dalkaas

Jamhuuriyada Dibmuqaariga ah ee Congo oo qaramada Midoobay ku eedeeysay in ay sawir qaldan ka bixisay dalkaas, iyaga oo sheegay in aysan ka qayb gali doonin shirka Deeq bixiyaasha Caalamka ee ka dhacaya Magaalada Geneva, waxa ayna usababeeyeen in dadkeeda laga bixiyay Sawir Xun oo ayna Istaahilin.

Shirkaan ay ka baaqsatay CONGO DR ayaa lagu balan sanyahay Bish soo socoto waxaa la filayaa in lagu deeeqo lacag dhan $1.7 bilyan oo dollar, hadalka ka caraysiiyay Congo ayaah ka dib markii lagu tilmaamay Xaalada ka jirta Congo Musiibo Bani aadam.

Ku simaha RW dalkaas ayaa sheegay in dalkiisu la tacaalayo xaalado adag balsa war qaramada Midoobay uu yahay mid lagu niyad jabinayo dadkiisa iyo maalgashayida lagfu samayn lahaa.

UN ka ayaa sheegay in 13 milion oo qof oo reer Congo ah ay ubaahan yihiin Gargaar degt deg ah oo bani aadamnimo, sidoo kale waxa ay sheegatay Xaalada adag ee Dadka reer Congo in ay gaartay meeshii ugu xumayd ama heerka sadexaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.