Hogaamiyayaal ka tirsan Gobalka Gooni Goosadka ah ee Kataloniya oo Xabsiga la dhigay

Taageerayaal fara badan oo ka tirsan xisbiyada gooni ugoosadka ah ee gobolka Katalooniya ayaa waxa ay waxa ay isku dhaceen CXiidamada Booliska Gobaalkaas ka dib markii xabsiga loo taxaabay Hogaamiya yaal ka tirsan Maamulka Gobalka Katalooniya kuwaas oo ay xirta Dowlada.

Magaalada Caasimada u ah Gobalkaas ee barcelona ayaa waxaa ku dhawaawacmay ku dhawaad 30 qof waxa ayna Booliska dadka kukala eryayeen Gaaska dadka ka ilmaysiiya iyo rasaas cinjir ah.

Xiritaan masuuliyiinta Katalooniya ayaa ka dambaysan Ka dibmarkii ay Maxkamada ugu sarayso dalkaas ku eedeeysay in ay sameen Amar diido, Xatooyo, iyo Waxa ay ugu yeereen Falaaganimo.

eedeymaha la soo jeediyay hadii lagu helaa waxa ay mutaysn doonaa mudo 30 ah, Mid ka mid ah Siyasiyiinta la eedeeyay ayaa dalka ka baxay isaga oo hada ku biiray shan kale oo horay u ahaa dibad joog

qareen udoodayay Hogaamiyayaasha laba ka mid ah siyaasiyiin lagu eedeeyay kala gooynta dalkaas ayaa sheegay in xariga loo gaystay siyaasiyiinta uu ku qotamo in cagta la mariyo dadka u olaleeya in madax banaanida Gobalka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.