Farriin xiiso leh oo ku saabsan gabar 11-sano jir ah oo la waayay 19 sano ka hor

19 sano ka hor canug dhumay, ayaa hooyadiis ATM waxaa uga ka heshay haldolar oo ay ku qoran tahay fariin uu maalinkaasi udiray hooyadiis.

Maraykanka ee Arizona.

Qoraal la aaminsan yahay in ay qortay gabadh yar oo 11 jir ahayd, Xili ay luntay ayaa si kadis ah waxaa ku heshay hooyadeed iyada oo lacag kala baxay ATM, hooyada oo ayaa durba bilowday in ay Baadi goobto Gabadheeda mudada 19 sano ah ka maqan.

“Waa la I afduubtay Waan Noolahay”

Bishii Janaayo 1999, warqad u muuqata in uu qoray ilmo yar oo magaciisu yahay Mikelle Biggs, kaas oo laga waayay Barxada gurigooda xili uu sugayay gaariga barafka. Ayaa noqotay sheeki xiisa leh Xasuusta, dhacdadaan waxaa laga helaa $ 1 dollar: oo ay ku qornayd sidan “Magaceygu waa Mikel Biggs, Waan Noolahay waa la I afduubtay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.