Deg deg: Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay qaybo ka mida Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno muqidhso goor dhaw waxaa magaaladda muqdisho ka dhacay qarax googan, gaar ahaan dhacay qeybo ka mid ah wadada maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Goob joogayaal ayaa ku waramaya in qaraxa uu ka dhacay afaafka hore ee Hotel Wehliye , halkaasi oo ah goob aad u mashquul badan, xiliga galbahiina ay dada aad yuf arabadan fadhiistaan.

Qaybo ka mida Wadada ayaa la xiray, iyada oo ciidanka amaanka ay ka feejigan yahiin in kooxda weerarkaasi geesatay aysan qaraxyo kale la beegsan dadka dhibanayaasha ah.

Faah faahinta Warkaasi goor dhaw naga filo

Leave a Reply

Your email address will not be published.