Somaliland oo Xarun G\nacsi ka furatay Imaaraatka

Maamulka Somaliland ayaa Magalada Dubai ka furtay Xarun Ganacsi ka dib booqasho taariikhi ah oo ku tagay Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Xarunta Ganacsiga ee Somaliland ka furay Imaaraatka ayaa waxa ay kaalmayn doontaa sida lka xiqiijiyay Xiriirka Ganacsiga Somaliland iyo Imaaraatka, iyada oo uu ka shaqayn doono kala dhofinta imaaraatka iyo Somaliland.

Muuse biixi ayaa sheegay in ay muhiim utahhay Maamulkiisa Furitaanka Rugta asiga oo sheegay in kaalin way kagaysan doona xireiireka labada dhan, ” Imaaraatka waraan la leenahay Xiriir Ganacsi oo soo jiray mudo dheer” ayuu yiri Muuse biixi oo ka hadlay Furitaanka Xarunta.

sidoo kale waxa uu sheegay in Dubaiw waxa uu sheegay in Dubai tahahay Wada ay soo maraan Ganacsiga Somaliland, waxa uuna sheegay inganacsato badan ay ku xiran yihiin.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.