Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta oo lagu qabanayo Magaalada Riyaad

Axmed abiul geydh Xogyaha Guud e ururka jaamacada Carabta ayaa sheegay in 15 bisha soo socata lagu qaban doona Magaalada Riyaad ee Xarunta Boqortooyada Sacuudiga shirka Madax Dalalka Jaamacada Carabta.

Xogahayaha Guud ee ururka Jaamacada Carabta ayaa sheegay maalinimadii shalay isiga oo ku sugan Xarunta Ururka in in ay udireen waraaqad rasmi ah Dowlada Sacuudiga taas oo ku aadan qabashada shir Madaxeedaka Ururka sidoo kale wxa uu sheegay in iyagane warqado loo diray dowladaha xubnaha ka ah Ururka.

shirkaan ayaa lagu balan sanaa in la qabto 9 april waxaana dib loo dhigay mudo 6 maalin ah, waxaana la sheegay in ay la xiriirto xiritaanka kala fadhiga 149 aad ee Wasiirada arimaha Dibada Dalalka Ku bahoobay Jaamacada Carabta.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.