Marayknaka oo sheegay in dileen horjooga yaal ka tirsan shabaab

Diytaarada dagaal ayaa weeraro ka gaysto qaybo ka mid ah Gobalka Shabellaha Hoose, kuwaas oo ay ka soo baxayaan warar kala duwan oo ku saabsan.

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Africom ayaa sheegay in duqayn ay fuliyeen Maraykanka lagu dilay laba horjeeo oo ka tirsan ururka alshabaab, iyaga o sidoo kale sheegay in lagu dhawaacay duqayn sadex kale oo ka tirsan alshabaab.

sidoo kale Maraykanka waxa ay sheegeen in ay bur buriyeen Saldhigyo iyo gaadiid ay la haayeen Alshabaab, howlagalaas oo dhacay maalintii isniinta ahayd, howlgalka ayaa waxaa fuliyaya hDiyaradaha aan duuliyha lahayn.

waxa ayna ku goodiyeen Maraykanka in ay sii wadi doonaan Duqaymaha ay la beegsanayaan waxa ay ugu yeereen Argagaxisada alshabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.