Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamaanka oo soo saaray Amar deg deg oo xildhibaanada maqan dalka ku imaanayaan

Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka ahna ku simaha Gudoomiyaha Golaha shacabka Jamhuuriyada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdiwali shiikh Ibaraahim Muudeeyay ayaa dalbaday xildhibaanada dalka ka maqan ay dib ugu soo laabtaan dalka.

uyeerista Xildhibaanada dalka ka maqan ayaa ku aadayso iyada oo maalamha soosocda Cod loo qaadi doono Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedaraalka oo uu ka yaalommowshin lagu dalbanayo in xilka laga qaado.

waxa uuna ugu baaqay in sdia ugu dhakhsaha badan ay dalka ugu soo laabtaan xildhibaanada asiga oo sheegay in qofkasta o fasax lahaa. la kacsalay fasixii uu lahaa.

Gudoomiye Muudeeya ayaa yiri “waxaan xildhibaanada maqan deg deg ha usoo galaan si ay ugutaan waajibka dastiiriga ah”iyaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.