Trump oo ulalaynayo in Toogasho lagu Xukumo Dadka ka ganacsada Daroogada

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku baaqay in la dilo dadka ka ganacsado Daroogada, waxa uuna ka mid yahay qorshayaasha marayka ee trump uu kaga Cirib tarayo Daroogada.

Trump oo ayaa la sheegay in uu si wayn ugu olaleeynayo qorshahaan isla markaana uu ka sheegay mar uu khudbad ka jeediyay Gobalka New Hampshire oo caan ku ah Daroogada iyo gangs.

waxa uuna sheegay in maamulkiisa in uu doonayo in uu bdalo sharciga dalkaas uyaala oo aan hada ku xukumayn Dil Toogfasho qofka lagu arko Daroogo.

waxaa la sheegayaa in uu trump kala kulmi doono Culays baaxad leh arintaas sida ay arintaas u hir galiulahayd, waxa ayna ubadan tahay in uu ku guul saraysan doono.

Dalka Maraykanka ayaa ka mid ah meelaha ugu daran ee Daroogada laga Isticmaalo Caalamka oo dhan waxaana maraykanka isticmaala 2.5 qof oo maraykanka ugu yaraan, waxaana ugeeriyooday sanadii 2016 dad lagu qiyaasay65,000 oo qof.

Leave a Reply

Your email address will not be published.