Tajaabadii Uper ee Baabuurta Is wada Oo la hakiyay

shirkada Upe rayaa hakisay Gaari ay soo saartay oo aan ubaabhayn Dawaral ama wado waxaana lag sheegay in ay khasaaro gaysteen.

shirkada ayaa lagu waday in aytijaabo ku samyansp Gawaarida isw ado kuwaas oo lagu tijaabin lahaa dhamaan wadooyinka America, waxaana hakinta loo sambeeyay Shil khasaare gaystay.

waxaa ku dhimatay Naag 49 sano jir ah oo maraysay meel wado taas uu jiiray gaari waxa ayna maraysam magaalaa tepe ee Gobalka Arizone oo ka tirsan dalka maraykanka.

masuul kagu magacaabo Dara Khosrowshahi oo shirkadaan ka ah Madax ayaa sheegay in dhacdadaan ay ahayn mid murogo badan islamarkaana ay ka naxeen.

Booliska Arizone ayaa sheegay in uu ahaa gaariga Nooca is wada ibalsa uu jiray qof saarnaa Isteerinka kaas oo la socday Xaalada Gaariga habeenkiiĀ  Axadda, gaariguna uu ahaa mid is wada.

Shirkadaan ayaa horay waxaa loogu eedyay Howlo jaajuusid ah waxaana Madax udoorteen Dara Khosrowshahi oo hada hogaanka uhaayay ayaa ku taajiray Saacdo Gudahood.

Leave a Reply

Your email address will not be published.