Suuqyada Muqdisho oo ay manata Sabaynayso Lacag waali ah

Xasaradi siyaasadeed ee maalmahaa taagneed ayaa dantay ka dib markii uu aqblay Gudoomiyaha Baarlamaanka in Cod looq aado Moowshinka laga keenay ee la doonayo in xilka looga eryo.

xidhibaanadii ugu badnaa ayaa soo gaaray Muqdisho, kuwaas oo kuy maqnaa safaro dibada ah, soo labashgadooda ayaa laga dareemayaa Hotelada iyo xaafada qaar oo ay ka socdaan kulamo aan kala kac lahayn.

Xildhibaanada Mooshinka wada ayaa raadis ugu jira Xildhibaanada kale ee aan dhan raacsanayn in ay dhankooda xijiyaal xitaa iyaga ooisku dayay in la soo wareegaan inta la fahmi karo oo ay macquul tahay in ay ku soo biiraan xisbiga Mooshinka.

waxaa la soo sheegayaa in qola kasta ay isticmaalayso wax walba oo ay awooda iyda lacagta laga dareemayo suuqyada dalka, waana arin caada ka ahyd markasta oo uu moowshin suuqa soo gala waxaa iyane imaan jirtay lacag aan xisaab lahayn inkastoo wli aysan si rasmi ah la isku waydaarsan hada saan saanteeda ayaa suuqa taala.

Hudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku qasban in uu samaysto Isnahaysi balaaran oo ka dhan ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay, si uu ugu celiyo moowshinka uu unoqdo mid banjaray.

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.