Madaxwaynhii hire ee fransooska Nicolas Sarkozy oo loo kaxeeyay Saldhig boolisk iyo eedaymo loo haysto

Madaxwaynhii hore ee dalka Farasiiska Nicolas Sarkozy ayaa loo ka xeeyay Saldhig boolis oo ku yaala dalkaas, hogaamiyha ayaa lagu eedeeyay in uu si sharci daro ah lacag uga qaatay Hogaamiyihii hore ee liibiya Col Muammar Gaddafi

booliska fararsiuiska ayaa ka soo kaxaysatay hooygiisa ayaga oo la aaday saldhiga si wax looga waydiiyo eedeymaha loo soo jeediyay madaxwaynhi hore ee farance Nicolas Sarkozy.

Arintaan ayaa lala xiriiriyay in uu lacagta uga qaatay Qadafi si uu ololaha doorashada ugu galo, sanadkii 2007 dii, baaritaanadaan ayaa bilaawday sanadkii 2013

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.