Madaxwaynaha Shiinaha oo uga digay baarlamaanka Dalkaas in ay is Cajabiyaan

Xi Jinping Madaxweynaha Shiinaha ayaa usheegay baarlamaanka dalkaas in ay waajib ku tahay dealkiisa uusan is cajabinin marka uu fiiriyo horumarka Xowlliga ah ee uu sameeyay Sanadahii ugu dambeeyay.
Madaxwaynaha oo Khudbad ka jeediyay shirka sannadlaha ah ee baarlamaanka ayuu Xi Jinping u sheegay in Shiinuhu uu marayo marxalad adag marka taariikhdiisa dib loo fiiriyo waxa uuna sheegasy in uu sheenuhu uu ku bd baadi karo oo kaliya Dhaqaalihiisa.

Xi Jinping  ayaa ka digay gooni isu taaga Taiwan iyo iskudayga lagu lagu doonayo in shiinaha lagu kala qaybiyo.

Madaxwayne Xi ayaa ayaa loo diyaarinayaa in uu xilka sii haayo mudo dheer, dadka qaarkiina waxa ay sheegayaan in uu hayn doono ilaa inta uu ka geeriyoonayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.