Maamulka Puntland oo ka hadlkay Doon shalay ku gubatay Dekada Magaalada Boosaaso

Maanmulka Puntlnd ayaa ka hadlay Doon shalay Ku soo caarisay xeebaha Magaalad Boosaaso, oo uu ka dhshay khasaare maaliyadeed oo baaxad leh.

Doontaan oo ayahayd mid ka soo shiraacatay Magaalada Dubia eexarunta Imaaraatka Carabta ayaa la sheegay in ay siday alaabo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen shidaal, Gawaari iyo bagaasha.

Wasiirka Gaadiidka Maamulka Puntland Abdirisak Nur Omar oo ka hadlay waxa uu sheegay in ay aad ugu xun yihiin isla markaana ay utacsiyanayaan dadkii ay wax yeelada ka soo gaartay oo hantidoodii ku dhamaatay, waxa ayna uga digeen in ay ka digtoonaadaan halka ay ku soo caarisay Doonta.

Doontaan ayaa waxa ay urarnayd Ganacsato ka soo jeeda puntland waxa ayna waday gaadiid, shidaal iyo alaabo kale oo bagaasha ah, warar la helay ayaa sheegaya in ay dekada ku xirnayd Afar maalin lamana oga waxa sababy in aan laga dajin alaabta mudo afar maalin ah.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.