Dowladaha Maraykanka Iyo Kuuriyada Koofureed Oo wakhti uqabtay Xiliga ay samaynayaan Dhoola tuska

Mraykanka iyo Kuuriyada Koofureed ayaa isku raacay Xiliga la qabanayo Dhoola tuska Militari ee sida wada jirka ah ay usamaynayaan, waxa ayna isku raaceen in ay qabtaan Bisha soo socata Koowdeeda.

Waqiyiga KJuuriya ayaa horay ugu soo horjeesatay Dhoola tuska ay samaynayaa Maraykanka iyo Koofurta Kuuriya ayaga oo ku tilmaamay Daan daansi aan aan loo meel dayin.

waxa uuna ka mid yahay mutanada ka dhaxeeyay Maraykanka iyo Koofur koofur Kuuriya oo dhan iyo Kuuriyada Waqooyi Dhoola tuska ayaa horay loogu balan sanaa in la qabto horaanta bishaan aa hada ku jirno waxaa dib loo dhigay ka dib markii ay bilaabatay Wadahadlo Diblomaasiyeed,

sida la baahiyay Dhoolatuska waxaa ka qayb qaadan doona in kabadan 300,000 oo ruux iyo qalab milatari oo badan kuwaas oo lagu muujin doono waxa Cusud Kuuriyada Koofureed iyo Maraykanka.

Ugu danbayn Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ay ka go’antahay ay soo gaba gabayso hubkeeda wax gumaada ee nukliyeerka ah kaas o ka mid ah waxyaabaha ugu badan ee khilaafka ka dhex dhalaiyay Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.