Dowlada Sacuudiga Oo Goowracday Muwaadin Indonesian ah

Dowlada Sacuudiga ayaa dil ku fulisay Muwaadin udhashay Dalka Indonesia sida ay Xqiijisay Hay’ada migran care lagu magacaabo oo udooda shaqaalaha Indonesia.

Nin lagu magacaabo Zaini misrin ayay Qoortra ka jartay Dowlada Sacuudiga ka dib markii ay ku eedeysay in uu dilay Nin uu daral wa u ahaa oo udhashay Sacuudiga.

Hay’ada Migrant ayaa sheegtay in ninkan lagu qasbay in uu qirto danbiga, isla markaana aysan waxba kala socon Dowlada Indonisia Xalada Ninkaas lagu dilay Sacuudiga.

dhacada lagu eedeeyay ayaa waxa ay dhacday Sanadkii 2008 oo ay hadfa ka soo wareegtay ku dhawaad 16 sano, hay’ada ayaana sheegaysa in uu ahaa53 jhir, kaas oo aan helain wax daryeel gargaar oo dhanka sharciga ah intii lagu guda jiray Maxkamadayntisa iyada oo sheegatay in uu jiray Qof Turjumaan ah oo ku qasbay in uu qirto.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.