Ciidanka Xasilinta oo howl galo ka wado Degmada yaaqshid

Ciidamada Xasilinta Caasimada Muqdisho ayaa howlgalo ka sameeyay Degmada yaaqshid ee Gobalka Banaadir iyada oo degmadaas ;lagu dilay askari ka tirsan ciidamada dowlada iyada oo la dhawaacay qof rayid ah oo ku dhaqanaa degmadaas.

Holwgalka ayaa laga sameeyay Xaafada Towfiiq ee degm,ada yaaqshid, waxaana la sheegay in ragii dilka gaystay ay goobta iskaga baxsadeed dilka ka dib.

barqanimadiimaanta ayaa ciidanka Xasilinta ka bilaabeen howlagalo daba jooga dilalkii halkaas ka dhacay, dadka deegaanka ayaa sheegay in ay sheegay in ay soo wajahday baqdin xoog leh oo ku aadan ciidanka oo guri guri ubaaraya xaafada.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.