Mid ka Raga Qarayada Ufarsameeyo alshabaab oo Dowlada Isku dhiibay

Sargaal la sheegay in uu ka soo baxsaday Ururka alshabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamadanka Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaliya.

Sargaal ayaa sidoo kale la sheegay in uu alshabaab u qaabisanaa samaynta qaraxyada waxa uuna isku dhiibay Ciidanka Xooga dalka qaybta 60 aad,

Ismaaciil khaliif mire oo ah abaanduulaha qaybta 60 aad ayaa xaqiijiyay in uu isku soo dhiibatCadow Macalin Isxaaq oo ka yimid dhanka alshabaab.

waxaana la sheegay in sargaalkaan uu horay uga soo shaqeeyay meelo badan oo dalka ka mid ah waxaana ku jireta meelaha uu ka holw galay Magaalada Muqdisho oo ah meesha ugu badanb ee qaraxyada ka dhacaan waxa uuna goostay in uu isku soo dhiibo Ciidanka Dowlada, waxa uu sidoo kale sheegay in uu aad uga Xun yahay qarixii soobe ayana tahay Sababta ugu wayne ee uu kaga soo baxay Kooxda.

Abaanduulaha ayaa in ay alshabaab isku soo dhiiban ciidanka Dowlada kana faaiideystaan cafiskii Madaxwayne Farmaajo kal hore ufidiyay

Leave a Reply

Your email address will not be published.