Faraamo oo dib udhigay Safar uu ku aadi lahaa Magaalada Dooxa

Madaxwayanah Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo ayaa dib udhigay Safar uu ku tagi lahaa Magaalada Dooxa ee xarunta dalka qatar.

wafdi balaan oo uu hor kacayo Madaxwayne farmaajo ayaa la filyay in ay gaaraan magaalada dooxa ee xarunta dalka boqortooyada qatar, waxaana la sheegayaa in ay tahay sababta uu baaqday safarkaa arimo la xiriira xiisada siyaasadeed ee ka dhex aloolsan baarlamaanka Fedaraalka.

Madaxwayne farmaajo ayaa safarkiisa waxaa diirada lagu saari lahaa arimo dhowr ah ay ka mid yihiin hagaajinta Xiriirka qatar iyo Soomaaliya iyo sida ay dowlada qatar mashaariic hormarineed uga fulin lahayd Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.