Ciidamada Turkiga oo kala wareegay YPG Magaalada Afrin

Ciidamada Difaaca dalka tiurkiga oo garab siinaya Ciidamada Xurta ah ee siiriya ayaa la wareegay Magaalada Afrin ee waqooyiga dalka Suuriya.

Ciidamada militaiga turkiga ayaa ka saaray kooxda YPG ee uu taageero Marykanka Magaalada Afrin, sida uu sheegay Madaxwaynaha Dalka Turkiga Rajab dayin erdogan.

Howlgalkaan oo ahaa mid aan kala joogsi lahayn ayaa waxaa si wada jir ah ufuliyay Ciidamo ka mid ah Kuwa Mucaaradka ee uu taageero Turkiga iyo waliba militagiga dalkaas, iyaga oo ka saaray Magaalada Kooxda YPG ee uu taageero Maraykanka 20-kii bishii Janaayo ayay Ciidanka Turkiga udhaqaaqeen Magaalada Afrin iyaga oo maanta Gudaha ugalay Magaalada waxaana Gudaha magaalada lagu arkayaa Taangiyada Turkigaiyaga oo maraya bartamaha magaalada Afrin, waxaa wali magaalada ka jira iska hor imaadyo goos goos ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.