Xildhibaan Kahdiijo Maxamed Diiriye oo Niyada ka dishay Gudoomiye Jawaari

Xildhibaan khadiija Maxamed Diiriye oo ka mid Xilhdibaanada Baarlamkaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya sidoo kale ah Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha ayaa gudoomiye jawaari usoo jeedisay hadal uusan jeclaysan doonon.

Xildhibaanada ayaa usheegtay Jawaari in uu ku sugo 184 ta xildhibaan ee kalsoonida kala noqon kara Gudoomiya Baarlamaanka, waxa ayna sheegtay hadii ka gudbaa uu yahay Gyudoomiyaha Sharciga ah balsa hadii uu ku guul daraysto mudo 15 cesho ah ay ku soo dooran doonaan Gudoomiye Cusub.

Xildhibaanada diidan Afhayeenka Golaha shacabka Mudane Jawaari ayaa ugu baaqay ka hor in aan Codka kalsoonida  loo qaadin ugu baaay in uu xilka iska Casilo.

lama ogo halka uu ku danbaym doono mowshinka Xoogan ee horyaala Shir Gudoonka Baarlamaanka ee laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedaraalka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.