Tabare Carlo Ancelotti oo sheegay labada Koox ee ugu Cad cad Koobka Champions league

Tabarihii hore ee kooxda Ac milan carlo Ancelotti  ayaa sheegay labada koox ee ugu cad cad in ay ku guulaystaan koobka Champions league oo sanadkaan ah mid aad u adag.

tabare Ancelotti oo horay ugu soo guulaystay koobkaan asiga oo ciyaariyahan ah iyo waliba asiga oo tabare ayaa aaminsan in kooxha reer spain ay aad ugu cad cad yihiin ay markale koobka geeyaa dalkaas.

carlo Ancelotti  ayaa qaba in koobkaan ay mid uun qaadi doonto Real Madrid ama Barcelona, asiga oo sheegay in kooxaha kale hada uu udhexeeyo farqi wayn marka loo eego labadaas koox.

Leave a Reply

Your email address will not be published.