Hadaladii Carada ka muuqay ee Messi uu ugu jawaabat Garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii barcelona iyo chalsea oo la ogaaday

Xidiga ugu wanaagsan Kooxda Barcelona ah mid kamid ah Xidiga ugu fiican dunida ee lion messi ayaa la sheegay in garsirighoo dhex dhexaadinayay Ciyaartii udhaxaysay Barcelona iyo chalsea ay is maan dhaafeen hadalo kul kulne is waydaarsadeen.

Xiga barcelona ayaa la sheegay in uu garsooraha ka carooday maadaama uu qaatay Go’aan aysan jeclaysan Ciyaartooyda iyo taageera yaasha Barcelona, waxaana soo qabatay Cmerada Messi oo garsooraha faraha indha ka galinaya iyo hadalo kul kulul oo uu kula hadlayo, balsa majirin cid garanaysay waxa uu messi ku hadlayay.

jariirada ESPN ayaa sheegaysa in messi iyo garsooraha Dood hex martay markaa ka dib inta camerada si wanaagsa uduubtay ayaa lagu sheegay

in garsoo raha yiri lea hoos udhig.

Markaad ayaa Messi oo ka fal celinayay hadalkii ayaa ugu jawaabay  si xun iilama hadli kartid

Leave a Reply

Your email address will not be published.