Ciyaariyahan Ka tirsan Kooxda Totonham oo galaya Dagaal Militari

Ciyaariyahanka Khadka dhexe ee kooxda Tottonham hotospur ayaa sheegay in uu ka qayb qaaan doona Tabar dhanka Ciidanka oo soconaya 18 ilood.

Ciyaartyooyda Kuufur kuuriya iya kooxda tottanham ayaa ka dhawaajiyay in uu aad ugu farax san yahay in uu qabto shqaqaas aad u culus, Heung Min Son ayaana sheegay in aysan Cadaalad ahayn hadii la yiraa dadka Caanka ah sida Ciyaartooyda waa ka baaqsanayaan Tabarkaas maadaama ay ku jhiraan malaayiin qof oo ay isku xaq yihiin.

Ciyaariyahanka ayaa tabarkaas ka baaqsan kara hadii uu xulkiisa usoo baxo 4 dhamaadka kobka aduunka, waxa uuna horay usameeyay oo uu kaga badbaaday tabar militi oo 18 bilood ah oo markii danbe loo badalay 4 todobaad ka dib markii uu dalkiisa usoo hooyay bilad maar ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.