Waxaa maalintii lbaad xiran Xuduuda Soomaaliya iyo Gobalka NFD

Wararka ka imaanaya Magaalada Balad Xaawo ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in maalinkii labaad uu xiran yahay Xuduuda udhaxaysa Kiinya iyo Soomaaliya.

Dowlada kiinya oo wado boob iyo dhul balaarsi baahsan ayaa la sheegay in ayaa la sheegay in ay ku baxeen Ciidanka Militariga Soomaaliya ooxiray Gabi ahaan Xuduuda, waxaana maalintii labaad xiran Ganacsiga iyo dadkii ukala gooshi jiray labada dhan.

Maamulka Jubland iyo iyo dowlada Fedaraalka ayaa qaylo dhaan xooga oo ku saabsan Boobka Kiinya ka soo saaray dhowr jeer, iyuaga oo ku baaqay i wax laga qabto dhibaatada aan kala joogsiga lahayn ee kiinya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.