Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo shaaciyay in hal bil dib loo dhigay wada hadala Somaliland iyo Dowlada Fedaraalka

Maamulka Som,aliland ayaa Hakisay wada hadalo lagu balan sanaa in 19 bishaan ay ufurmaan iyaga Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya.

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr sacad cali shire ayaa ku dhawaaqay in mudo hal bil ah dib loo dhigay wadahadalka daruufo jiro aawgood.

wasiirka ayaa cadeeyay in aysan ka bixin wada hadalka balsa ay dib udhigeen wakhtiga wada hadlka maadaama ay daruufo la soo darseen maamulkooda.

sidoo kale waxa uu sheegay in wada hadalka uu yahay mid Xalaal ah maadaama ay ansixiyeen Baarlamaanka Maamulka Somaliland.

Hakintaan ayaa ku soo aaaysa iyada oo ay sii xoogaysanayso khilaafka dekada Berbera ee DP World iyo dowlada Soomaaliya oo a wehliyaan Dowladaha Imaaraatka iyo Itoobiya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.