Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo hanjabaad Culus ujeediyay Kooxda YPG ee ay taageerto Dowlada Maraykanka

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib ordogan ayaa ku goodiyay in ay si fayn doonaan Haraadiga waxa uu ugu yeeray Argagaxisada YPG ka dib hadal uu ujeediyay Xisbigiisa.

Madaxwayne Ordogan ayaa usheegay xisbigiisa in ay sii socon doonaan dagaalada jirsaday 50 ka maali ee ka socda Gobalka Afrin oo ay qayb ka mid ah ku sugan yihiin Xoogaga ay taageerto Dowlada Maraykanka ee Kurdiyiinta.

ordagan ayaa sheegay in laga nadiifin doono Gobalka ” Howlgal waa soconyaa ilaa laga nadiifiyo  argagaxisada” ayuu yiri

sidoo kale Rajab dayin ordogan ayaa sheegay in uu ahmiyad balaaran ulee yahay GFoablka Afrin Ciidamada Militariga turkiga ee dagaalka kula jira argagxisada isla markaana si wayn looga daafici karo dalka Turkiga.

Ugu danbeeyn waxaa sii xumaanaya xiriirka udhexeeya labada dal ee ugu ciidanka badan Gaashaan buurta NATTO ee maraykanka iyo Turkiga iyada o ay wali xiran tahay Safaaraa Maraykanka ku lahaa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.