Ciidamada Siiriya oo Mucaaradka ka sifaynaya Bariga Ghouta

Ciidamada Bishaar al asad ee Ruush taageero ayaa go’doomiyay Ghouta ee dalka Siiriya taas oo ay gacanta ku hayaan Kooxha Mucaaradka ah ee ay taageeraan REeer galbeedka.

sida laga soo xigtay Hay’ada Gargaarka Xoogaga Bishaar al asada ayaa God’doomiyay Magaalada Douma oo tan ugu wayn Gobalka.

Ciidamada Bishaar al asad ayaa xooga saaray sidii ay Mucaaradka uga Saari lahaayeen deegaanada ay hada ka arimayaan ee Bariga Ghouta oo udhaw Magaalada Dimish ee Caasimada Dalkaas.

Dagaalada Ka socda Dalka Siiriya ayaa waxaa ku naf waayay Kumaam qof iyada oo ay halkaas ku bur bureen meelo taariikh ah oo ay ka mid ahaayeen massjido dhisnaa Kumanaan Sano.

Leave a Reply

Your email address will not be published.